Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Itoobiya,

Mudane Xaamse ayaa la sheegayaa in Safarkiisu uu khuseeyo ka qeyb qaadashada shirka caalamiga ee Madasha Tana oo looga hadlayo Amniga Qaaradda Afrika.

Sida Warbaahinta Uu u xaqiijiyay Afhayeenka Xafiiska R’iisul Wasaaraha Soomaaliya Farxan Jimcaale

Share.

Leave A Reply