Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Furey Shirka Gudoomiyaasha Gobolada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed.

Shirka Waxa soxadiray Dhamaan Gudomiya Yaashada Dagmoyinka Ay Ka Kobanyihiin Gobalada Bay,Bakool,iyo Shabeelada hoose

Oo Dhamaantoda Hoosyimada Maamulka Konfurgalbeed Somalia.

RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply