Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryamo Mohamed Hussein ayaa Xarunta Safaaradda Turkey ee Muqdisho kulan kula qaadatay Ku-Xigeenka Safiirka Turkey ee Soomaaliya Ismail Emre KOSIF, (Charge de Affairs/ Deputy Head of Mission)

Kulanka ayaa ahaa mid is xog-warey iyo kala warqaadasho ee ku aadan howlaha iyo gaargaarka Caafimaad gaar ahaan Tallaalka Covid-19 ee Dowladda iyo Shacabka aan walaslaha nahay ee Turkey ay markastaa lagarab taaganyihiin Dowlada iyo Shacabka Soomaaliya.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryamo Mohamed Hussein ayaa ka mahadcisay wada shaqeynta iyo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkey.

RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply