Guddomiye Abshirow iyo safiirka ayaa ka wada hadlay sidii loo horumarin lahaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS iyo sidii loo tayeyn-lahaa shaqaalaha BJFS,

Safiir Tiina ayaa ku amaantay Guddoonka Golaha shacabka dedaalka dheer ee ay ku bixiyeen dhismaha Hay’adda ugu sarreysa dalka, kaas oo lagu soo doortay Madaxweynaha JFS.

Ugu dambeyn guddoomiye Abshirow ayaa safiirka ku bogaadiyay dedaalka joogtada ah ee ii Midowga Yurub la garab taaganyahay Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply