Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa anba bixiyay madaxwaynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka, mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar kooban ku joogay caasimadda Galmudug ee Dhusamareeb.

Madaxweynaha somalia Ayaa Lafilaya Inuu dib Ugusolabto Magalada Muqdisho Si Uu Udhamaystiro Shqoyinka Horyala Dawladiisa Oo Qayb ay Katahay Soo Xulista Xilka Ray’iisalwasaraha Somalia.

RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply