Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ku sagootiyey Wafdigii uu Hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud ee Maalmahan Safarka shaqo ku joogay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply