Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka oo ay weheliyaan ciidamada daraawiishta Jubbaland iyo kuwa nabad sugida ayaa howlgal Kadhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan Jubbada Hoose.

Intii hawlgalku socday ayey ciidamadu waxay cagta mariyeen sida ay sheegeen Saraakiishii Hogaamineysay CiidamaGobo Ay Kusugnayen Al-Shabaab oo ku taala Waraha Buur Qaylo.

Sidoo kale, Saraakiisha ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalkaas Al Shabaab looga dilay afar Xubnood iyo dhaawaca lix xubnood oo Al-shabaab ka tirsan, wuxuuna howlgalka yimid ka dib qeylo dhaan ka timid dadka deegaanka oo xoolo dhaqato u badan oo u adkeysan waayay Maamulida Ururka Al Shabaab Sida Ay Sarakisha Howlgaka Horkacaysay Ay Ushegeen Warbahinta Dawlada Somalia.

Share.

Leave A Reply