Raysaware Kuxigenka Somalia Ayaa Kulan Laqaday Safirka Dawlda China Ee Somalia

Raysalwasre Kuxigeenka Somalia Mahdi Maxamed Guleed Khadar Aya Bartii Fecbook kusoqoray Qoralkan.

Waxa aan xafiiskayga ku qaabilay safiirka China u qaabilsan Soomaaliya Danjire Fei shengchao waxa aannu ka wada hadalnay xaladda abaaraha dalku ku jiro iyo iskaashiga labada dal.

RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply