Gudiga Hirgalinta Jadwalka Dorashoyinka Konfu Galbeed Somalia Ayaa Shaaciyay Qabashada Shan Kursi Oo Kamida Barlamanka Kowyo Tobanad Ee Somalia.

Gudiga Ayaa Shaciyay Waqtiyada Diwangalinta Tabarida Ergada Kurasta Iyo Malinka Dorashada Dhacayso Waxana Kurasta Dorashadooda Laguqabanaya Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobalka Bay.

RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply