Cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor Ayaa saakay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka dhagaxyaale oo dhanka Koofureed ka xiga Guriceel ayaa Dagal Kudhexnaray Ururka Al Shabaa .

Saraakiisha ciidanka GorGor ayaa soo bandhigay Meydadka Xubno Katirsan Ururka Al-shabaab kuwaas oo lagu dilay dagaalka ka dhacay dhagaxyaale, waxaana isla goobta looga furtay Al Shabaab hub, gaari nuuca raaxada ah iyo miino aysan wali adeegsan.

Howgalka Ayaa Imanaya Xili Maamulka Galmudug Kuhowlanyahay Dorashada Kurasta Golaha Shacabka.

RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply