Afar Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalena wey ku dhaawacmeen ka dib markii galabta naftii halige isku qarxiyay maqaayad shaah laga cabo oo ku taala ka soo horjeedka Xerada tababarada ciidanka xoogga dalka ee Janaraal Dhaga-badan ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.Gaadiidka gurmadka deg-degga ah iyo ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa gaaray goobta kuwaas oo gurmad u sameeyey dadkii waxyeellada ka soo gaartay.

Hay’adaha ammaanka ayaa la filayaa war rasmi ah iney ka soo saaraan dhacdadaas

Maalmahan Magalada Muqdisho Waxa Kusobadanaya Qarax Yada Iyo Falalka Amini Daro.

Share.

Leave A Reply