Darawalada Kushaqaysta gawarida Bulshada Utaqano BL Ka Ayaa Manta Bananbax Kasameyay Magalada Muqdisho Banan Baxa yaa Inta Badan Waxa Uu Kadhacay Dagmoyinka Dharkenley Iyo Wadajir.

Gadiid Leydan Ayaa Kacabanaysa Lacago Baad Ah oo Ay Kaqadan Cidamo Kulabisan Dareeska Dawlada Waxayna Shegeen Wadayasha Gawarida Inay Lacagahas Yihiin Kuwa Baad Ah.

Sidokale Wadayasha Gawarida Ayaa Shegay In Cidamas Mararka Qaar Ay Dhibateyan Rakaabka Ayaga Oo Jirdil Ugaysta Kanaqata Agabyada Aywatan Sida Talefanada Iyo Waxa Lamidka ah.

Tikastaba Arinta Ayaa Lagadhorsugaya Inay Jawaab Kabixiyan Lamaha Amanka Gobalka Banadir.

Share.

Leave A Reply