Raysalwasaraha Xukumada Xilgaarsinta Somalia Eng Maxamed Xuseen Rooble Ayaa Kulan Dhinaca Fogaan Aragta ah Laqaday Gudiyada Dorashoyinka Heer Fadral Waxa Uuna Kuladardarmay Wax Kabadalka Cabashoyinka Dhinaca Dorashoyinka Kayimid.

Raysalwasre Rooble Ayaa Gudiyada Xasuusiyay Dhartii Lamiriyay Waxa Uuna Ogadigay Musuqmasuq Doorasho Rooble Ayaa Shegay Inaysan Xukumadiisa Ogolandoonin Musuq Masuq Doorasho Waxa Uuna Wacad Kubaray Shaqsigii Lagu Arko Wax Isdaba Marin In Lagala Labanayo Xubin Nimadiisa Gudiga Degreeto Raysalwasre.

Raysal Wasaraha Ayaa Umuuqda Mid Tixgalinayo Baaq Iyo Qaylodhaan Kagatimid Xubnaha Mucaradka Oo Umuuqda Kuwa Aan Kuqanacsaneen Dorashada Dhawan Bilabatay Ee Golaha Shacabka Somalia.

Share.

Leave A Reply