Ayada Oo Ay Jiraan Cabasho Laxariirta Dorashada Kuraasta Golaha Shacabka Barlamanka Somalia Oo Kabilawday Maamulada Galmudug Iyo Konfur galbeed .

Ayaa Maanta Waxa Raysalwasare Rooble Kulan Laqatay Gudiga Xalinta Khilafadka Dorashoyinka Somalia waxa uuna Raysalwasare Rooble Uu Gudiga Ugubaqay Inay Dardar Galiyan Arimaha Dorashada.

Raysalwasare Roble Ayaa Faray gudiga Inay Kafeejignadan Waxyabaha Keenikara Carqalad Siyaasadeed.

https://rbnnews.net/wp-content/uploads/2021/11/Facebook360p16.mp4
RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply