wasir Kii Hore Wasarada Warfafinta Somalia Maxamed Abdi Xayir Mareeye Ayaa Kusobaxay Mid Kamida Kuraasta Golaha Shacabka Ee Barlamanka Somalia Waxana Kursiga Laga Leeyahay Deganada Maamulka Somaliland.

Dorashada Golaha Shacabka Ayaa Somalia Kabilabatay Waxana manta Muqdisho Kabilabatay Kuraas Kamida Kurasta Gobalada Waqooyi Dorashadooda Waxana Lafilaya in Lasogaba Gabeeyo Kurasta Qaarkod Isla Maanta.

Share.

Leave A Reply