Beesha Caalamka ayaa shuruud adag ku xirtay dhaqaalaha ay Soomaaliya ku kabto, gaar ahaan dhaqaalaha loo qorsheyay doorashooyinka.

Arinta Ayaa Imanaysa Xili Dorashoyinka Golaha Shacabka Barlamanka Somaliya Lafilayay In Lagabilaabo Gobaha Lo asteyay Dorashoyinkas Waxan La Ogeen Samaynta Ay Kuyelankarto Qabsomida Dorashada Somalia Dawlda Somalia Ayaan Walikajawabin Hadalka Kasoyeeray Beesha Calamka.

RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply