Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay casho sharaf u sameeyay xildhibaannada golaha Shacabka ee Banaadiriga ee dhawaan la doortay iyo guddiyada doorashooyinka SIEIT Banaadiriga, heer Federaal iyo xallinta khilaafaadka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddiyada doorahsooyinka heer Federaal, SIEIT Banaadiriga iyo Xallinta Khilaafaadka uga mahadceliyay habkii ay u maareeyeen doorashada kuraasta Banaadiriga ee dhawaan la soo gebogebeeyay qabsoomida doorashadooda

RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply