Waxaan goor dhow soo gaaray Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Shaxnadii seddexaad oo ka timaada Dowladda Imaaraatka Carabta. Waxaana ka guddoontay Wasiirka Gargaarka iyo Mareeynta Musiibooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye. taas oo loogu talagalay dadka ay Abaaraha ku Saameeyeen dalka.

“Dowladda Imaaraatka waxaan uga mahadceliyay doorkooda ku aadan xaaladdaha Bini’aadanimo ee dalka ka taagan” ayey tiri Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye Iyadoo ku soo aadayaan immaatinka deeqaha nooga immanayaan Dowladda Imaaraatka xilli abaaro ba’an ey ku dhufteen guud ahaan Soomaaliya

RBN NEWS SOMALIA
RBN NEWS SOMALIA

Share.

Leave A Reply