Manta Ayaa Lagabilabay Magalada Baydhabo Dorashada Kurasta Golaha Shacabka Barlamanka Somalia

kurasta Ladoranayay Ayaa Ahaa Shan Kursi Waxana Sobaxay Kurastii Uguhoraysay Oo Ay Kusokalabaxeen Xildhibanada Kala Ah.

1= Shariif Maxamed Cabdala Ayaa Kugulaystay Kursiga Tirsigiisu Yahay Hop 85

2= Xasan Cabdi Nur Cabdi Ayaa kugulaystay Kursiga Tirsigiisu Yahay 184 Ee Barlamanka Somalia

Wali Waxa Soconaya Dorashada Shan Kursi Oo Kadhacaysa magalada Baydhabo Waxana Kurasta Ka Harsan Sadex Marka Lagareebo Labada Sobaxday

Share.

Leave A Reply