Gudiga Dorashoyinka Heer Dawlad Gobaleed Ee Puntaland Ayaa Soosaray Liiska Kow iyo toban kursi Oo Kamida Kurasta Golaha Shacabka Ee Degan Doarashadoodutahay Deganada Puntaland

Liiska Kuarastan Ayaa Lafilaya Indorashadoodudhacdo Malmaha So Aadan

Kurasta Lasoosaray Marka Lagareebo Waxa Gudiga Dorashoyinka Puntalnd kuharsan harsan Waa Lix Iyo Labatan Kursi Oo Lafilayo Todobadyo Gudahoda Inay Kusosaran Liiska Kurastas

RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply