Kulamo Saacado Qaatay Oo Ay Wadayesheen Taliyaha Cidanka Dhulka Somalia Janeraal Maxamed Tahliil Biixi iyo Janeraal Abuukar Warsame Xuud Ayaa Lagaray Isfahan Hordhaca

Kulamadan Oo Kadhacay Xerada Lamagalay Ee Duleedka Magalada Baladweyne Ee Xarunta Gobalka Hiraan Ayaa Umuuqda Kuwa Ay Isku Afgarteen Labada Ganeraal Silogaheshiiyo Tabashada Ay Qabaan Dadka Ree Hiiraan Ee Uu Matalayo Ganeraal Xuud.

Qodabada La Isku Afgartay Si Hordhaca Waca Waxa Kamida

1=In tabashada Ay Qabaan Ree Hiraan Lagudhameyo Wadahadal Iyo Aragti Wadag

2= In Ladamiyo Xasiloni Darada Kajirta Gobalka Wax Kastana Lagaheshiiyo

3= In Dorashada Sinabada Uga Qabsonto Baladweyne Inta Ay Socdan Wada Hadalada Lagu Xalinayo Tabashoyinka Ree Hiraan.

Heshiskan Oo Aan Lashacin Waqtiga Uu Qadanayo Ayaa Lafilaya In Lagusogaba Gabeeyo Magalada Baldweyne Ee Xarunta Gobalka Hiraan.

Share.

Leave A Reply