Author: Asad Shadhuuke

Fah Fahino Ayaa Lagahelaya Dilka Dhacay Dagmada Hodan Ee Gobalka Banadir Dilka Ayaa Kadhacay Aga Gaarka Isbitalka Xoga Dalka waxana Dilka Logaystay Askari Katirsana Cidamada Taraafikada. Koxda Dilka Gaysatay Oo Aan Wali La Ogaan Cida Ay Katirsanyihiin Ayaa Iskaga Baxsaday Gobta Falka Uu Kadhacay. Dadka Degaan Ayaa Ino Shegay In Gobta Falka Uu Kadhacay Ay Sogareen Cidamo Katirsan Kuwa Dawlada Somalia Waxayna Baritano Kawadan Gobta Oo Falku Kadhacay Oo Aan Sida Ogafogeen Isbitalka Xoga Dalka Somalia. Mal Mihii Ugu Danbeeyay Waxa Magalada Muqdisho Kusobadanayay Dilal iyo Qaraxyo Qorshaysan Oo Lagafulinayo Dagmoyinka Gobalka Banadir.

Read More

12 October Ayaa Ah Malinta Laweyneeyo Calanka Somalia Waxana Lagajoga Maamuska Calanka Somalia 67 Sanadoon Bulshada Somaliyeed Ayaa Mooda Inaysan Aad Ugubaraarugsanee Weyneenta Malinta Calanka Somalia Oo Ku Beegan Manta Oo Kale 12 October. Madaxda Dawlada Somalia Aya Mujinaysa Maamuska Manta Oo Kale Waxana Umada Somaliyeed Maanta Uguhanbalyeeyay Malinta Calanka Raysalwasaraha Xukumada Xilgarsiinta Somalia ENG.Mohamed Xuseen Roble. Waxan Umada Somaliyeed Lawadagaya Muhimada Ay Leededahay Jiritanka Umad Iyo Calan Qaran Waxa Sida Yire Raysal Wasare Rooble Waxa Una Xusay Muhimada Ay Ledahay Xusitanka Dadkii Usohalgamay Qaranka Somaliyeed. Xuska 67 Sano Guuradii Kasowaregatay Malinta Calanka Somalia Ayaa Kuso Aday Xili Dawlada Keenya…

Read More