Author: Axmed Mido

Kooxda Liverpool ayaa guul cariiri ah kagaartey kooxda AJax oo marti ku,aheed garoonka Anfield ciyaar qeeb ka’aheed Uefa Champions League 2:1, ciyaarta ayaa kubilaabatey qaab difaaceed ahaan ay labada dhinac ciyaarayeen Liverpool iyo AJax , lakiin Liverpool oo garoonkooda Joogta ayaa latimid goolka koobaad ee ciyaarta waxaana gool udhaliyey weereryahankooda mohamed Salah Daqiiqadii 17 waxayna dheesha sidaasi kunoqotey 1:0, Ajax ayaa isdhiibin waxayna raadin ugashay goolka barbaraha waxaana Daqiiqadii 27 goolka barbaraha udhaliyey xidiga M,Kudus 1:1, waxaa sidaasi lagu kalamarey qeebtii hore ee ciyaarta markii dib leysku soo laabtey labada dhinac ayaa sameeyey fursado badan oo goolal loofilan karey ,…

Read More

๐–ช๐—ˆ๐—ˆ๐—‘๐–ฝ๐–บ ๐–ฒ๐—‰๐—ˆ๐—‹๐—๐—‚๐—‡๐—€ ๐–ซ๐—‚๐—Œ๐—‰๐—ˆ๐—‡ ๐–พ๐–พ ๐–ฝ๐–บ๐—…๐—„๐–บ ๐–ฏ๐—ˆ๐—‹๐—๐—Ž๐—€๐–บ๐—… ๐–บ๐—’๐–บ๐–บ ๐—€๐—Ž๐—Ž๐—…๐–ฝ๐–บ๐—‹๐—ˆ ๐—Ž๐—Œ๐–บ๐–บ๐—‹๐—‚๐—Œ๐–พ๐—’ ๐–ฝ๐—๐—‚๐—€๐–พ๐–พ๐–ฝ๐–บ ๐–ณ๐—ˆ๐—๐—๐–พ๐—‡๐—๐–บ๐—† ๐—ˆ๐—ˆ ๐—†๐–บ๐—‹๐—๐—‚ ๐—„๐—Ž๐—‡๐—ˆ๐—๐—ˆ๐—๐–พ๐—’ ๐—‰๐—ˆ๐—‹๐—๐—Ž๐—€๐–บ๐—… 2:0, ๐–ผ๐—‚๐—’๐–บ๐–บ๐—‹๐—๐–บ ๐–บ๐—’๐–บ๐–บ ๐—„๐—Ž๐–ป๐—‚๐—…๐–บ๐–บ๐–ป๐–บ๐—๐–พ๐—’ ๐—๐–พ๐–พ๐—‹๐–บ๐—‹ ๐—‚๐—’๐—ˆ ๐—๐–พ๐–พ๐—‹๐–บ๐—‹ ๐–ผ๐–พ๐—…๐—‚๐—Œ ๐–บ๐— ๐—ˆ๐—ˆ ๐–บ๐—’ ๐—‚๐—Œ๐—„๐—Ž ๐—Š๐–บ๐–บ๐–ฝ๐–บ๐–บ๐—’๐–พ๐–พ๐—‡ ๐—…๐–บ๐–ป๐–บ๐–ฝ๐–บ ๐–ฝ๐—๐—‚๐—‡๐–บ๐–ผ ๐–ฒ๐—‰๐—ˆ๐—‹๐—๐—‚๐—‡๐—€ ๐–ซ๐—Ž๐—Œ๐—‰๐—ˆ๐—‡ ๐—‚๐—’๐—ˆ ๐–ฒ๐—‰๐—Ž๐—‹๐—Œ ๐—๐–บ๐—‘๐–บ๐–บ๐—‡๐–บ ๐—…๐–บ,๐–บ๐—‹๐—„๐–บ๐–บ๐—„๐–พ๐—’ ๐–ฝ๐—๐—ˆ๐—ˆ๐—‹๐–ฟ๐—Ž๐—‹๐—Œ๐–บ๐–ฝ๐–บ๐–ฝ๐—ˆ๐—ˆ๐–ฝ ๐—ˆ๐—ˆ ๐–บ๐—’ ๐—๐–พ๐—…๐–บ๐–บ๐—’๐–พ๐–พ๐—‡ ๐—…๐–บ๐–ป๐–บ๐–ฝ๐–บ ๐–ฝ๐—๐—‚๐—‡๐–บ๐–ผ ๐—Š๐–พ๐–พ๐–ป๐—๐—‚๐—‚ ๐—„๐—ˆ๐—ˆ๐–ป๐–บ๐–บ๐–ฝ ๐–พ๐–พ ๐–ผ๐—‚๐—’๐–บ๐–บ๐—‹๐—๐–บ ๐—…๐–บ๐—„๐—‚๐—‚๐—‡ ๐–บ๐–บ๐—‡ ๐—Ž๐—Œ๐—Ž๐—Ž๐—‹๐—ˆ ๐—€๐–บ๐—…๐—‚๐—‡ ๐—‚๐—‡ ๐–บ๐—’ ๐–ฝ๐—๐–บ๐—…๐—Ž๐—’๐–บ๐–บ๐—‡ ๐—๐–บ๐—‘ ๐—€๐—ˆ๐—ˆ๐—… ๐–บ๐— , ๐—๐–บ๐—‘๐–บ๐–บ๐—‡๐–บ ๐—Œ๐—‚๐–ฝ๐–บ๐–บ๐—Œ๐—‚ ๐—…๐–บ๐—€๐—Ž ๐—„๐–บ๐—…๐–บ ๐—‡๐–บ๐—Œ๐—๐–พ๐—’ ๐—Š๐–พ๐–พ๐–ป๐—๐—‚๐—‚ ๐—„๐—ˆ๐—ˆ๐–ป๐–บ๐–บ๐–ฝ ๐–พ๐–พ ๐–ฝ๐—๐–พ๐–พ๐—Œ๐—๐–บ ๐–ป๐–บ๐—‹๐–ป๐–บ๐—‹๐—ˆ 0:0 ๐–บ๐— ๐—†๐–บ๐—‹๐—„๐—‚๐—‚ ๐–ฝ๐—‚๐–ป ๐—…๐–พ๐—’๐—Œ๐—„๐—Ž ๐—Œ๐—ˆ๐—ˆ ๐—…๐–บ๐–บ๐–ป๐—๐–พ๐—’ ๐—…๐–บ๐–ป๐–บ๐–ฝ๐–บ ๐–ฝ๐—๐—‚๐—‡๐–บ๐–ผ ๐–บ๐—’๐–บ๐–บ ๐—Œ๐–บ๐—†๐–พ๐–พ๐—’๐–พ๐–พ๐—‡ ๐–ฟ๐—Ž๐—‹๐—Œ๐–บ๐–ฝ๐—ˆ ๐–ป๐–บ๐–ฝ๐–บ๐—‡ ๐—ˆ๐—ˆ ๐—€๐—ˆ๐—ˆ๐—…๐–บ๐—… ๐—…๐—ˆ๐—ˆ๐–ฟ๐—‚๐—…๐–บ๐—‡ ๐—„๐–บ๐—‹๐–พ๐—’ , ๐–ฃ๐–บ๐—Š๐—‚๐—‚๐—Š๐–บ๐–ฝ๐—‚๐—‚ 90 ๐–บ๐—’๐–พ๐—’ ๐–ซ๐—‚๐—Œ๐—‰๐—ˆ๐—‡ ๐—…๐–บ๐—๐—‚๐—†๐—‚๐–ฝ ๐—€๐—ˆ๐—ˆ๐—…๐—„๐–พ๐–พ๐–ฝ๐—‚๐—‚ ๐—Ž๐—€๐—Ž ๐—๐—‚๐—‹๐–พ๐–พ๐—‹๐–พ๐—’ ๐–พ๐–พ ๐–ผ๐—‚๐—’๐–บ๐–บ๐—‹๐—๐–บ ๐—๐–บ๐—‘๐–บ๐–บ๐—‡๐–บ ๐—Ž๐–ฝ๐—๐–บ๐—…๐—‚๐—’๐–พ๐—’ ๐—…๐–บ๐–บ๐–ผ๐—‚๐–ป๐—„๐—ˆ๐—ˆ๐–ฝ๐–บ ๐–ฏ๐–บ๐—Ž๐—…๐—‚๐—‡๐—๐–บ ๐—ˆ๐—ˆ…

Read More

kooxda Bayerleverkusen ee wadanka Jermalka ayaa guul kagaartey naadiga Reer spain Ee Attletico madrid ciyaaar qeeb ka’aheed Groupka B guul daro 2:0 ah, ciyaartaan ayaa kubilaabatey dardar xoogan oo ay labada dhinac weeraro isku qaadaayeen waxayna iska qasaariyeen fursado badan oo goolal ku helikareen labada dhinacba, waxaa sidaasi lagu kala marey barbaro 0:0 oo ay Bayernlevrkusen iyo Attletico ay isku dhaafi waayeen markii dib leysku soo laabtey labada dhinac ayaa sameeyey fursado badan oo goolal loofilan karey , Daqiiqadii 84 kooxda Bayernleverkusen ayaa lawareegtey hogaanka dheesha waxaana gool udhaliyey xidiga R,Anrichwuxuuna ciyaarta kadhigey 1:0 oo ay hogaanka kuheyso Leverkusen, Kooxda…

Read More

๐Š๐จ๐จ๐ฑ๐๐š ๐๐š๐ฒ๐ž๐ซ๐ง ๐ฆ๐ฎ๐œ๐ก๐ž๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ค๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ญ๐ž๐ฒ ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐๐š ๐๐š๐ซ๐œ๐ž๐ฅ๐จ๐ง๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ญ๐ž๐ฒ ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š ๐€๐ฅ๐ฅ๐ข๐š๐ง๐ณ ๐€๐ซ๐ž๐ง๐š ๐œ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ช๐ž๐ž๐› ๐ค๐š’๐š๐ก๐ž๐ž๐ ๐ค๐จ๐จ๐›๐ค๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฒ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐”๐ž๐ซ๐จ๐ฉ๐ž ๐„๐ž ๐‚๐ก๐š๐ฆ๐ฉ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐‹๐ž๐š๐ ๐ฎ๐ž 2:0, ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ช๐ž๐ž๐›๐ญ๐ข๐ข ๐ก๐จ๐ซ๐ž ๐š๐š๐ ๐ฎ๐ ๐š๐œ๐š๐ง ๐ฌ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฌ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ซ๐œ๐ž๐ฅ๐จ๐ง๐š ๐š๐ฒ๐š๐ ๐จ๐จ๐ง๐š ๐ค๐ฎ๐›๐š๐๐š ๐š๐š๐ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐›๐š๐š๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ก๐š๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฒ๐ž๐ซ๐ง ๐ฆ๐ฎ๐œ๐ก๐ž๐ง ๐š๐ฒ ๐ค๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ช๐š๐š๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐จ ๐ซ๐จ๐ ๐š๐š๐ฅ ๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ฌ ๐š๐ก, ๐๐š๐ซ๐œ๐ž๐ฅ๐จ๐ง๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐จ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐›๐ž๐ž๐ฅ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ช๐ž๐ž๐›๐ญ๐ข๐ข ๐ก๐จ๐ซ๐ž ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง๐š ๐๐ก๐จ๐จ๐ซ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐›๐ž๐ž๐ง๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐‹๐ž๐ฐ๐š๐ง๐๐จ๐ฐ๐ฌ๐ค๐ข ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง๐š ๐ค๐š๐›๐ž๐ž๐ง๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐๐ž๐ฎ๐ซ, ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฌ๐ข๐๐š๐š๐ฌ๐ข ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฆ๐š๐ซ๐ž๐ฒ ๐ช๐ž๐ž๐›๐ญ๐ข๐ข ๐ก๐จ๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐œ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐ข๐› ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐š๐›๐ญ๐ž๐ฒ ๐ฅ๐š๐›๐š๐๐š ๐๐ก๐ข๐ง๐š๐œ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐จ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ ๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ฅ ๐ฅ๐จ๐จ๐Ÿ๐ข๐ฅ๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐ž๐ฒ , ๐ƒ๐š๐ช๐ข๐ข๐ช๐š๐๐ข๐ข 50 ๐š๐ฒ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ฒ๐ž๐ซ๐ง ๐ฆ๐ฎ๐œ๐ก๐ž๐ง ๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐ญ๐ž๐ฒ ๐‡๐จ๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐œ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง๐š 1:0…

Read More

waxaa caawa laciyaari doonaa kulamo katirsan koobka Horyaalada Urepe ee Uefa Champions League waxaana kuwada balansan kooxaha kala ah Bayern Muchen iyo Barcelona , kulankaan ayaa kadhicidoona garoonka Bayern Muchen ee Allianz Arena oo laxasuusto in Barcelona halsano kahor xasuuq ba’an loogu geestey kadib markii loogu badiyey goolal gaareya 8/2 , Barcelona ayaa caawa awoodeeda ubacbacdhigi doonta Bayern Muchen ciyaar katirsan Champions league , Barcelona ayaa dhammaan ciyaarihii ay soo ciyaartey soo xareysey 13 dhibcood horyaalka laliga waxayna Barbaro gashey hal kulan , Halka ay Bayern Hogaamineyso Horyaalka Germalka waxayna barbaro galeen labo kulan dhammaan kulamadii ay ciyaartey , Bayern…

Read More

Weereryahankii hore kooxda Chelsea iyo Atletico madrid ayaa mar kale kusoo laabtey horyaalka England asigoo Heshiis Beeca xorta ah oo dhamaanka xili ciyaareedkaan ku eg ugu soo biirey kooxda wolverham woners , Diego Costa ayaa bishii Junuary katagey kooxda Atletico wuxuuna aaday kooxda kadhisey dalka Brazil Sasa Kalajdzic Lacag dha 15 million lakiin bilo kadib ayey Heshiiskiisa burburiyeen , waxaana xiiso umuujisey kooxda man city lakiin aan udhaqaaqin Diego Costa waxayna lawareegtey xidiga Aston Villa ee Jack Grealish , Diego Costa ayaa kubiirey kooxda Porto heshiis aan lashaacin wuxuuna kusii biirey kooxda kaciyaarta Brazil ee Atletico Mineiro oo uu haatan…

Read More

Kooxda kubada cagta Bianneri ayaa barbaro niyo jab ah lakulantey xalay ciyaar katirsaneed horyaalka Serie A waxaana bareejo ay lagashey naadiga Selernitana 2:2, ciyaar aad uxiiso iyo xamaasad badneed oo ay laba dhinac wada qaateen red card ama roose waxaana labo kamid ah loo taagey juventus halka kaleyna ay qaateen kooxda Selernitana, ciyaartaan oo ku bilaabatey weerer iyo weerar celis ayaa waxaa goolka kuhormaryey kooxda Selernitana Daqiiqadii 18 waxaana udhaliyey xidiga lagu magacaabo Andre Candreva 1:0, kooxda martida loo ahaa ee Selernitana ayaa Hogaanka ciyaarta sii dheereysatey waxayna heleen goolka labaad waxaa usaxiixey Daqiiqadii 45+5 gool rigoore udhaliyey K ,…

Read More

kooxda Real madrid ayaa guul raaxo ah kagaartey naadiga Real Mallorca oo marti kuaheed garoonka santigo Bernabue 4:1, ciyaartaan ayaa ku bilaabatey si qabooban oo ay labada dhinac kubadaha isku dhiidhiibayeen walow ay Real madrid qeebtii hore oo dhan ay kudhibtootey Afka hore ee goolka waxaana ciyaartaan dhaawac kaga maqnaa Benzema waxaana booskiisa ciyaaraayey Hazard, kooxda martida aheed ee Real Mallorca ayaa dhalisey goolkeeda koobaad waxaana udhaliyey xidiga weererka ah ee Vedat Muriqi 1:0 Daqiiqadii 35 , Real ayaa wixii intaasi kadambeeyey qaadeysay weeraro dag deg ah si ay uhelaan goolka barbaraha ah lakiin Daqiiqadii 45+3 ayey dhalisey goolka barbaraha…

Read More

Kooxda Bvarians ayaa taako waqti dambe ah kagashey naadiga Stuttgart oo ku soo booqatey garoonka Allianz Statium 2:2 ciyaar qeeb ka aheed Horyaalka Bundesliga Germany , BAyern ayaa ciyaartooydeeda muhiimja ah udhigatey Kulanka Uefa champions league oo ay adbuucan laciyaarayeen Barcelona udhigatey macalin Jules Negelsmann ayaa shaxdiisa ku sameeyey isku dhaf wuxuuna nasiyey xidigaha qaar si ay taam buuxda ugu noqdaan champaha, muchen ayaa gool heshay qeebtii koobaad ee dheesh waxaanana udhaliyey Daqiiqadii 36 xidiga Dayarka ah ee Mathys Tel wuxuuna ciyaarta kadhigey 1:0 oo ay hogaanka kuheyso naadigiisa Bayern muchen , waxaa sidaasi lagu kal marey qeebtii koobaad ee…

Read More

Kooxda Barcelona ayaa guul sahlan kasoo heshey kooxda Cadiz oo ay ku booqdeen garoonkeeda 4:0, ciyaarta ayaa lahakiyey daqiiqado waxaana qeebta koobaad ay labada kooxood ay isku dhaafi waayeen barbaro 0:0 ah, markii dib leysku soo laabtey labada dhinac ayaa sameeyey fursado badan oo goolal loo filan karey barcelona ayaana inta badan isbadel kusameysay shaxdooda ayagoo nasiyey xidigaha waaween ee safka koobaad waxayna udhigteen koobka horyaalka Uefa champions league oo ay Asbuucaan labalansan yihiin Bayern muchen, Daqiiqadii 55 Barcelona ayaa hogaanka dheesha lawareegtey waxaana gool udhaliyey frenkie De Jong wuxuuna ciyaarta kadhigey 1:0, Barca ayaa duulaankeeda meesha kasii wadey waxayna…

Read More