Guddoomiyaha iyo Xoghayaha Guddiga Difaaca Golaha Shacabka BJFS ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ciidankii ku dhintay weerarkii bahalnimo oo ay kooxda khawaariijta ah ay ku qaaden xerada Ciidanka Kulliyada Jaale Siyaad ee Magaalada Muqdisho.
Add A Comment