Guddoomiye Ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka banaadir ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda shirkadaha bixiya adeegyada muhiimka u ah nolosha ee bulshada ku dhaqan magaalada muqdisho sida Korontada, Biyaha iyo Internet-ka.
.
Mudane Hassan Mohamed Jimcaale guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale intii kulanka uu socday isxogwareysi iyo isbarasho la yeeshay madaxda Shirkadaha Bixiyo adeegyada Muhim-ka u ah Bulshada Ee maanta kulanka ay wada yeesheen.




