kooxda Bayerleverkusen ee wadanka Jermalka ayaa guul kagaartey naadiga Reer spain Ee Attletico madrid ciyaaar qeeb ka’aheed Groupka B guul daro 2:0 ah,
ciyaartaan ayaa kubilaabatey dardar xoogan oo ay labada dhinac weeraro isku qaadaayeen waxayna iska qasaariyeen fursado badan oo goolal ku helikareen labada dhinacba,
waxaa sidaasi lagu kala marey barbaro 0:0 oo ay Bayernlevrkusen iyo Attletico ay isku dhaafi waayeen markii dib leysku soo laabtey labada dhinac ayaa sameeyey fursado badan oo goolal loofilan karey ,
Daqiiqadii 84 kooxda Bayernleverkusen ayaa lawareegtey hogaanka dheesha waxaana gool udhaliyey xidiga R,Anrichwuxuuna ciyaarta kadhigey 1:0 oo ay hogaanka kuheyso Leverkusen,
Kooxda Bayernleverkusen ayaa heshay goolkeedii labaad daqiiqado yar kadid waxaana Daqiiqadii 87 goolka labaad udhaliyey weeraryahankooda Mouse Diaby oo ciyaarta kadhigey 2:0,
ciyaartaan ayaa katirsaneed Group B ,
ugudambeentii ciyaarta ayaa sidaasi kusoo idlaatey 2:0 oo ay Bayernleverkusen kaga adkaatey naadiga Attletico madrid oo marti ku aheed dalka jermalka.