Weereryahankii hore kooxda Chelsea iyo Atletico madrid ayaa mar kale kusoo laabtey horyaalka England asigoo Heshiis Beeca xorta ah oo dhamaanka xili ciyaareedkaan ku eg ugu soo biirey kooxda wolverham woners ,
Diego Costa ayaa bishii Junuary katagey kooxda Atletico wuxuuna aaday kooxda kadhisey dalka Brazil Sasa Kalajdzic Lacag dha 15 million lakiin bilo kadib ayey Heshiiskiisa burburiyeen ,
waxaana xiiso umuujisey kooxda man city lakiin aan udhaqaaqin Diego Costa waxayna lawareegtey xidiga Aston Villa ee Jack Grealish ,
Diego Costa ayaa kubiirey kooxda Porto heshiis aan lashaacin wuxuuna kusii biirey kooxda kaciyaarta Brazil ee Atletico Mineiro oo uu haatan kaga soo dhaqaaqey naadiga Wolves ee Dalka England ,
33 sano reer Brazil ayaa kusoo laabtey dalka England markiisii labaad wuxuuna horey ugu soo ciyaarey kooxda Chelsea sanadii 2017 xiligii Jose mourinho,
macalinka naadiga wolves Bruno lages ayaa doonayo inuu ku buuxiyo booska uu kamaqnaan doono Raul Jimenes oo dhaawac jilibka ah soo gaarey.
Diego Costa ayaa Sidex sano uu qurux badan kusoo qaatey naadiga chelsea sanadii 2017 wuxuuna sanado kadib kulaabtey isla kooxdii uu kayimid ee Atletico Madrid 2020 Haatana wuxuu matali doonaa kooxda wolves oo beeca xurta ah kulasoo wareegtey.