kooxda Firorentina ayaa taako udhigtey naadiga juventus ciyaar aad uxiiso badneed oo kusoo idlaatey barbaro 1:1 ah,
ciyaarta ayaa ku bilaabatey dardar xoogan oo ay isku qaadaayeen labada dhinac qeebtii hore ee dheesha ,
labada dhinac ayaa qeebtii horeyba heley goolasha ,
daqiiqadii 9 kooxda Juve ayaa heshay goolka koobaad ee dheesha waxaana udhaliyey xidiga A, milik oo hogaanka udhiibey naadigiisa Juventus,
lakiin Firorentina ayaa kanii jabin goolkaasi waxayna baadi goob ugashay sidii ay ku heli laheed goolka barbaraha ah ,
Daqiiqadii 29 Firorentina ayaa heshay goolka barbaraha ah waxaana goolka udhaliyey c,kouame 29,
waxaa sidaasi lagu kala marey qeebtii koobaad ee ciyaarta markii dib laysku loo soo laabtey labada dhinac ayaa sameeyey fursado badan oo goolal loofilankarey ,
ugu dambeentii ayaa sidaasi kusoodhamaatey 1:1 oo ay kukala baxeen kooxaha kala ah Juve iyo Firorentina ciyaar katirsaneed horyaarka italia ee sirea Ada.