kooxda Barcelona ayaa guul sahlan kasoo qaadatey dhigeeda sevillia oo ay marti ugu ahaayeen garoonka Roman Sanches Pizjuan 3:0,
ciyaartaanaan ayaa kubilaabatey dardar xoogan oo ay labada dhinac ay sameenaayeen qeebtii koobaadba ayey iska dhalisey laba gool ,
Daqiiqadii 21 ayey dhalisey Barcelona waxaana udhaliyey Xidiga reer Brazil ee Raphinha waxaana goolka kacaawiyey Lewandowski 1:0,
Joulas kounde ayaa kooxdiisii hore aad ula xifiiltamay ,
Daqiiqadii 36 ayey Barca hogaanka ciyaarta sii dheereysatey waxaana goolk labaad udhaliyey xidiga reer poland ee Robert Lewandowski waxaana kacaawiyey Joulas Kounde 2:0,
waxaa sidaasi kusoo dhamaatey qeebtii koobaad ee ciyaarta markii dib leysku soo laabtey labada dhinac ayaa sameeyey fursado badan oo goolal loo filan karey ,
Daqiiqadii 50 Barca ayaa dheyseysatey hogaanka ciyaarta waxaana 3:0 kadhigey difaaca spain ee Eric Garcia ,
waxaa sidaasi kusoo dhammaatey ciyaarta oo ay Barcelona ku adkaatey garoonka Roman sanches Pizjuan oo ay ku ciyaarto kooxda sevillia,
ciyaar katirsaneed horyaalka laliga ee spain ,