kooxda Real madird ayaa guul cariiri ah kasoo heshey shigeeda Real Betis ciyaar katirsaneed horyaalka laligaha spain 2:1,
ciyaarta ayaa ku bilaabatey jawi degen oo ay labada dhinac uu difaac ku jirey qeebtii koobaadba labada dhinac ayaa soo wada taabtey shabaqa waxaana Real madrid goolka ubilaabay vanicius Junior Daqiiqadii 9 1:0,
lakiin daqiiqado kadib waxaa ciyaarta kababareeyey laacibka Betis ee S, canales Daqiiqadii 17 ee ciyaarta ,
waxaa sidaasi lagu kalamarey qeebtii koobaad ee dheesha markii dib leysku soo laabtey labada dhinac ayaa sameeyey fursado badan oo goolal loo filan karey ,
Daqiiqadii 65 Real Madrid ayaa heshay goolka guusha waxaana udhaliyey laacibka Reer Brazil ee Rodrygo Goes 2:1,
ugu dambeentii ciyaarta ayaa sidaasi ku soo idlaatey oo ay Real Madrid 2:1 kaga adkaatey Real Betis waana hogaamiyaasha hiryaarka spain xiligaani.