kooxda kubada cagta Everton ayaa taako udhigtey dhigeeda liverpool oo ay kusoo booqatey garoonka Goodson park,
ciyaartaan ayaa kusoo dhammaatey bareejo 0:0,
qeebtii koobad ee dheesha ayaa lagu kala marey barbaro 0:0 ah walaow ay jireen fursado muhiim ah oo ay sameenayeen waxaana fursado badan ay iska qasaariyeen labada dhinac,
waxaa fursado heley Maupay lakiin waxaa kasaarey Alison Beker waxaa sidoo kale fursado isku waqti ah heley Nunez iyo Diaz mid waxaa badbaadiyey Picford mida kalena birta ayaa beenisey,
waxaa sidaasi lagu kala marey qeebtii hore ee dheesha markii dib leysku soo laabtey labada dhinac ayaa sameeyey fursado badan ee goolal loo filan karey ,
waxaa fursado kaqasaariyey Robert Firmino iyo salah waxaana kabadbaadiyey Goolyahe jorden Picford oo ahaa shaley geesigii badbaadiyey Everton ciyaartii aheed Merseyside Derby ,
ugu dbeentii ciyaarta ayaa ku soo dhamaatey 0:0 oo ay isku dhaafi waayeen Liverpool iyo Everton ciyaar katirsaneed horyaalka premier league,