kooxda chelsea ayaa guul waqti dambe kasoo gaartey kooxda westham oo ay kusoo booqatey garoonka london stadium 2:1,
ciyaartaan ayaa kubilaabatey weerer iyo weerer celis ah waxaa sidaasi kusoo idlaatey qeebtii hore ee ciyaarta barbaro 0:0,
qeebtii labaad markii dib laysku soo laabtey ayey sameeyeen fursado badan oo goolal lofilan karey qadiiqadii ayey westham united ayaa heshay goolka koobaad ee ciyaarta waxaana gool udhaliyey weereryankooda Antonio 1:0,
chelsea ayaa ciyaarta badal kukeentey xidagaha Kia Havertz iyo Ben chilwell oo wax kabaleen dheesha,
76 ayey chelsea heshey goolka barbaraha waxaana ukeeney B chilwell 1:1,
waqtigii dhimashada ayey chelsea dhalisey goolka guusha waxaana udhaliyey kia Havertz ,
ciyaarta ayaana sidaasi ku soo dhammaatey oo chelsea 2:1 ugu awood sheegatey dhigeeda westham united ciyaar qeeb ka aheed premier league oo kadhacdey garoonka London Stadium.