kooxda Southamton ayaa guul dirqi ah kagaartey naadiga blues oo kusoo booqatey garoonkeeda Saint May’s 2:1,
ciyaartaan ayaa kubilaabatey dardar xoogan oo ay sameenaayeen labada dhinac southamton iyo chelsea oo qeebtii horeyba layska dhaliyey goolasha labada dhinac,
daqiiqadii 23 waxaa chelsea oo marti aheed gool udhaliyey laacibka dhowaan galkaah ee Rahim sterling wuxuuna ciyaarta kadhigey 1:0 oo ku.hogaamineyso blueska,
kooxda southamton ayaa wixii goolkaasi kadambeeyey xaaqey kuqaadey goolka chelsea si ay uhelaan goolka barbaha ah ,
Daqiiqadii 28 ayey naadiga garoonkeeda joogtey latimid goolka barbaraha ah waxaana udhaliyey xidiga khadka dhexe ee Romeo Lavia waxayna ciyaarta kadhigtey 1:1,
southamton ayaa lasoo baxdey dardar xoogan kadib markii ayheshay goolka barbaraha Daqiiqadii 45+1 ayey southamton latimid goolka labaad waxaana 2:1 kadhigey laacibka Amstrong oo caawin kagatimid saaxiibkiisa Romain Perraud,
ciyaartaan ayaa kadhacdey garoonka Saint May’s oo ay ku ciyaarto kooxda southamton ciyaarkatirsaneed horyaalka primeir League ,
waxaa sidaasi lagu kala marey oo ay chelsea loogu hogaaminaayo 2:1,
Markii dib leysku soo laabtey labada dhinac ayaa sameeyey fursado badan ee goolal loo fulan karey ,
ugu dambeentii ciyaarta ayaa sidaasiku soo dhammaatey oo chelsea guul daro 2:1 kasoo qaadatey kooxda Southamton oo ay marti ugu aheed garoonka Saint May’s Dtadium.