Kooxda cadcadka ayaa guul kasoo heley xili dambe kadib markii ay marti unoqdeen naadiga Espanyol 3:1,
Real ayaa aheed koox si neerfoos ah ku soo gashey dheesha ayagoo kubaddaha sifudud lugta ugu galinaayeen Espanyol,
kheebtii hore ee dheesha ayaa lagu kala marey barbaro 1:1,
Daqiiqadii 12 Real ayaa latimid goolka koobaad ee ciyaarta waxaana 1:0 kadhigey weereryahanka reer Brazil ee Vinicius junior oo caawin kaheley saxiibkiis Tchouameni 1:0,
lakiin Espanyol ayaa is dhiibin waxayna latimid goolka barbaraha ah waxaana usaxiixay Jaselu 1:1,
waxaa sidaasi lagu kala marey qeebtii hore ee dheesha markii dib leysku soo laabtey labada dhinac ayaa sameeyey fursado badan oo goolal loo filan karey ,
Daqiiqadii 88 kooxda Real mardir ayaa heshay goolkeedii labaad waxaana udhaliyey Laacibkooda Karim Benzema oo caawin kaheley Rodrygo 2:1,
Dhammaankii ciyaarta ayey madrid dhalisey goolkeeda sidexaad waxaana udhaliyey Benzema 90 daqiiqo ee ciyaarta,
ugu dambeenkii ciyaarta ayaa kusoo idlaatey 3:1 oo ay Real kaga adkaatey Espanyol oo ay kubooqdeen garoonkeeda ciyaar katirsaneedhoryaalka laliga dalkaSpain.