Naadiga Arsenal Gunners ayaa guul dirqi ah oo 2:1 kasoo gaartey kooxda Fulham oo marti ku aheed garoonka Fly Emiraties stadium,
ciyaarta ayaa kubilaabatey dardar xoogan oo ay labada dhinac sameenayeen ,
waxaa qeebtii hore lagu kala baxay barbardhac 0:0 ah oo ay labada dhinac isku dhaafi waayeen Arsenal iyo Fulham,
kheebtii labaad ee dheesha ayey heshey kooxda Fulham Goolka koobaad waxaana udhaliyey weereryahankooda Alexander Mitrovic 1:0 oo ay ku hogaamineyso kooxda Fulham,
Arsenal ayaa fursado badan iska qasaarisey Daqiiqadii 64 kooxda Arsenal Gunners ayaa heshay goolkeeda koobaad ahaana kan barbaraha ah waxaana udhaliyey martin รธdihaard oo caawinkaheley Bukaya Saka ,
Difaaca reer Brazil ee Gabiel magalheas oo qalad kulahaa goolkii koobaad ee Arsenal laga dhaliyey ayaa goolka guusha Arsenal udhaliyey kubad kooner aheed ee uu sooqaadey Martinelli oo ku dhacday Willian saliba ayaa waxaa dhameestirey G, magalheas 2:1,
ugu dambeentii ciyaarta ayaana kusoo dhamaatey 2:1 oo ay Gunnerska ugu adkaatey kooxda Fulham oo marti ku aheed garoonka Fly Emiraties stadium ciyaar qeeb ka a heed horyaalja primier League ,
Arsenal ayaana horyaalka Primeir league hogaamineysa horyaalka afar kulan iyo Afar guul ayey soo xareysatey Naadiga Arsenal Gunners.