kooxda manchester city ayaa guul soo laabasho ah kasoo gaartey kooxda crystal palace 4:2,
kooxda man city ayaa wahwareer kubilaabatey qeebtii hore ee ciyaarta wacaana laga dhaliyey laba gool qeebtii hore ee coyaarta,
ciyaartaan ayaa kadhaceysay garoonka Etihad,
qeebtii hore ee ciyaarta yaa lagu kala marey 2:0 oo ay kuhogaamineyso kooxda crystal palace,
Daqiiqadii 2aad kooxda palace ayaa heshay goolka koobaad waxaana iska dhaliyey daafaca mam city ee John Stones 1:0,
Daqiiqadii 21 ayey heshay goolk labaad waxaana udhaliyey weeraryahankooda Joachi Eberechi EZE 2:0,
waxaa sidasi lagu kala marey qeebtii koobaad ee dheesha palace oo hogaanka kuheyso 2:0,
Kheebtii labaad ee ciyaarta pep ayaa sameeyey badalo oo uu ku doonaayey in uu guul kugaaro
Daqiiqadii 53 citizens ayaa dhalisey goolkeeda koobaad ee ciyaarta waxaana udhliyey Bernado Silva waxaana kacaawiyey Rodri,
wixii intoaas kadambeeyey man city ayaa latimid goolal gaarey ilaa afar,
Daqiiqadii 62 man city ayaa dhalisey goolka labaad waxaana udhliyey Haaland oo cawin kaheley saxiibkiisa foden 2:2,
markaan waxaa isana caawin sameeyey Daafaca John stones Waxaana gool ubadaley Haaland oo ciyaarta kadhigey 3:2,
daqiiqadii 81 kooxda citizens ayaa sii dheereysatey waxaana 4:2 Haaland ayaa sidexleeydiisii dhameestirtey Haaland Waxaana caawin kaga timid Gundugan ,
ugu dambeentii ayaa sdaasi kusoo dhamaatey man city oo guul soo laabasho ah kagaartey dhigeedha crystal palace ciyaar katirsaneed horyaalka premier league ,