Naadiga Juventus ayaa barbardhac 1:1 ah gurigeeda kuladhaafiweyday kooxda Roma oo uu hogaamiyo macalin Jose mourinho,
ciyaartaan ayaa kubilaabatey dardar xoogan oo ay labada dhinac sameenayeen kooxaha Juventus iyo Roma weerar iyo weere celin ah,
The old lady ayaa daan daansiga bilowdey daqiiqado kooban oo ay ciyaarta socotey 2 daqiiqaba waxaa shabaqa soo booqdey weereryahanka reer serbia ee Dusan Vlahovic oo ciyaarta gool kaga naxsaday naadiga Roma waxayna ciyaarta sidaasi ku noqotey 1:0,
kooxda Roma ayaa qaadeysay weerero badan si ay kuheli lahaayeen goolka barbaraha qeebtii hore ee dheesha lakiin aan usooru galin goolka barbaraha ciyaar katirsaneed horyaalka taliyaniga ee serie Ada,
waxaa sidaasi lagu kalamarey qeebtii koobaad ee ciyaarta markii dib leysku soo laabtey labada dhinac ayaa sameeyey fursado badan ee goolal loo filan karey ,
daqiiqadii 69 kooxda Roma ayaa latimid goolka barbaraha ahaa waxaana udhaliyey weereryahanka kooxdaasi ee Tammy Abraham 1:1 ,
ugu dambeentii ciyaarta ayaana sidaasi kusoo dhamaatey oo ay juve iyo Roma ay barbaro kuwada qaateen garoonka Juve ee Alienze stadium oo ay kuciyaarto marwada duqda ee Juventus.