Kooxda liverpool ayaa gaartey guusheedii ugu horeysay ee horyaalka primeir league 9:0,
Ciyaar waali aheed oo kadhacday Garoonka Anfield qeebtii kobaad ayaa lagu kala marey 5:0 oo ay hogaanka kuheyso liverpool Daqiiqadii 3 luis Diaz ayaa ciyaarta kadhigay 1:0 waxaana kacawiyey Firmino,
Daqiiqadii 6 ayey liverpool heshay goolkeeda labaad waxaana usaxiixey Harvey Elliot 2:0 caawintana waxaa lahaa firmino,
liverpool ayey shalay uaheed waqti fiican Daqiiqadii 28 Reads ayaa heshay goolkeeda sidaxaad waxaana dhaliyey 3:0 ,
markaan waxaa goolka afaraad udhaliyey weeraryahanka reer Brazil daqiiqadii 31 ayuu udhaliyey goolka afaraad 4:0,
45 daqiiqo difaaca virgil Vandij wuxuuna ciyaarta kadhigay 5:0 waxaana caawiyey Robetson ,
waxaa sidaasi lagu kala marey qeebtii koobaad ee dheesha ,
markii dib laysku soo laabtey liverpool ayaa latimid goolka lixaad waxaana iska dhaliyey daafaca B ,chrismpham on goal 6:0,
62 daqiiqo ayey liverpool Robert Firmino ayaa ciyaarta kadhigey 7:0,
waxaa bandhiga goolasha sii dheereyeyo Fabio Carvalho oo caawin kagatimid Tsimikas 8:0,
waxaa bandhiga sooxirey Luis Diaz oo ahaa xidiga haadfurey goolasha liverpool soona xirey goolasha ,
ciyaar katirsaneed horyaalka primeir league oo kadhacday garoonka Anfield 9:0 oo ay Reads ugu abood sheegatay kooxda Bourenmouth.