captainka naadiga Arsenal ee martin Ødigaard ayaa fariin digniin ah usoo direy qatarta kaimaan karta kooxda fulham oo ay caawa marti soori doonaan,
Arsenal ayaa caawa laciyaari doonta naadiga Fulham oo kulamadii ugu dambeeyey barbaro iyo guulo soo heshay kooxihii ay lasoo ciyaarrey ,
captainka Arsenal ayaa qatar kamuu jiyey wiilasha macalin marco Silva uu hogaamiyaha uyahay ee Fulham gaar ahaan wuxuu qatar kanuujiyey qatarta ciyaaryahanka weerarka ugu ciyaara ee Aleksandar Mitrovic,
Ødigaard ayaana fariin usoo direy difaacyada Arsenal in ay kafiijidnaadaan halista weeraryahankaani maadaama uu yahay xidig cabsi ku abuuri kara xidigaha kooxda Arsenal,
Arsenal ayaa caawa 7:30 pm soo dhaween doonta kooxda Fulham ciyaartaan ayaa kadhici doonta garoonka Fly Ematies ee ay lee dahay gunnerska ,
martin ødigaarf uu cabsi kamuujiyey xidiga kooda ee mitrovic oo ah halista ugu badan halka ay caawa Arsenal kaga imaan karta.