manchester united ayaa guul ciriiri ah kasoo heshay naadiga southamtom oo ay marti ugu ahaayeen southamton 1:0,
ciyaartaan ayaa ku bilaabatey si qabooban mana jirin weeraro halis ah oo ay qaadaayeen labada dhinac ,
manchester ayaa ciyaartaan soo gashay ayagoo asbuucii lasoo dhaafay kasoo adkaatey liverpool ayaa maanta marti unoqotey southamtom,
waxaa sidaasi lagu kala marey qeebtii hore ee ciyaarta 0:0,
qeebtii labaad ee dheesha markii dib laysku soo laabtey labada dhinac ayaa sameeyeen fursado badan oo goolal loo filan karey ,
daqiiqadii 55 manchester united ayaa heshay goolkeeda koobaad waxaana udhaliyey Bruno Fernaldes oo caawin kaga timid saaxiibkiis Diogo Dalot ,
ciyaartaan ayaa kusoo dhamaatey 1:0 oo ay manchester united guul kaga soo qaadatey southamtom waxayna ciyaartaan katirsaneed asbuucii 4aad ee horyaalka primeir league ,
manchester united ayaana haatan leh 6 dhibcood waxayna ciyaartey Afar kulan ,
waxaa keedka kasoo muuqday saxiixooda cusub ee casemiro iyo Ronaldo oo asigana keedka kujirin.