kooxda Lazio ayaa xalay cjashir lama iloobaan udhigtey naadig Inter Milan oo marti ugu aheed garoonka Stadoum Olompico 3:1,
macalin muricio sarry ayaa taatiko uadeegsaday xalay kooxda inter milan ciyaar katirsaneed horyaalka Serie A Talayaniga,
ciyaartaan ayaa kubilaabatey caajis daqiiqadii hore lakiin waxaa ciyaarta xamaasadeeda kiciyey daqiiqadii 40 xidiga F,Anderson 1:0 , wixii intaa kadambeeyey inter ayaa raadin ugashay goolka lagu leeyahay daqiiqadii 51 L, Marrinez ayaa ciyaarta kadhigay 1:1 ,
waxaa kubado badan laga badbaadiyey Ciro Emobile Lazio oo joogtey gurigeeda ayaana is dhiibin waxayna goolka inter milan kuqaadaayeen weeraro isdaba joog ah daqiiqadii 75 kooxda AS Lazio ayaa dhalisey goolkeedii labaad waxaana udhaliyey luis Alberto oo ciyaarta badel lagu keeney 2:1,
inter milan ayaana loo direy jabaab cad in ay kakeenaa goolka lagu leeyahay lazio ayaana hogaanka sidaasi kusii dheereyasatey waxayna dhalisey goolka 3 waxaana udhliyey laacibkooda Pedro Daqiiqadii 86 ee ciyaarta ,
guud ahaan ciyaarta ayaa sidaasi kusoo dhammaantey lazio ay guul sahlan kasoo heshey kooxda Inter milan hogaankana sidaasi kula wareegtey.