kooxaha Chelsea iyo Leicester city ayaa kaheshiyay xidiga kooxdaasi uciyaara ee Wesley Fofana oo blues aad loola xiriirinaayey maalmihi lasoo dhaafay,
wargeeska RMC sport ayaa sheegaya in ay labada kooxood wadagaareen heshiis lana sugaayo in lagu dhawaaqo heshiiskiisa,
xidigaan reer france ayaa kooxdiisa leicester city usheegay in uu doonaayo in uu ku biiro kooxda blues ,
macalin Thomas tochel ayaa qabo difaac xumo maadaama uu dhawaan cark cas lasiyay daafaca reer senigal ee Khalidu koloubaly waxaana haatan kali ku ah difaacfa dhexe silva iyo Cholobah,
Wesley Fofana ayaa chelsea horey looga soo diiday sidax dalab oo ay ka gudbisey oo ahaa 60 million ilaa 70 /75 million lakiin haatan lacagta ay leicester city kua heshiisay ayaa ah 80million oo euro,
difaacii ugu qaalisanaa ee ay leicester ku iibisay ayaa ahaa 2019 waxayna 80 million oo pound ku iibisey Harry Maguire ,
wesley Fofana oo ah xidig 21 sano jir udhashay dalka france ayaa noqon doona difaaca ugu qaalinsan aduunka ee ay iibiso kooxda leicester cuty.