kooxda magpieska ayaa lasoo wareegtey weereryahanka naadiga Real sociedad ee Alecander Isak oo u dhashay wadanka sweden kasoo ay ku lasoo wareegtey aduun lacageed gaareya 60 million,
weeraryahaankaan ayaa kooxdiisa u ahaa haldoor lakiin waxa uu ka aaday kooxda Newcastle united ,
xidigaan 22 sano jirka ah ayaa sanadahii lasoo dhaafay lalaxiriirinayey kooxaha West Ham united iyo Kooxda Arsenal lakiin ay kabaxeen xiiseentiisa,
kooxda magpies ayaa dhamaawacmay weeraryahankooda callun wilson ciyaartii ay kooxdiisu Newcastle united barbaraha lagashay kooxda man city,
macalin Eddie Howe ayaana xidigaan uarka mid buuxin kara booska uu kamaqanyahay wilson ,
Alexander Isak ayaa caafimaadka maridoona maalmaha soo aadan wuxuuna kooxdiisa cusub uxiran doonaa no 14 ,
Eddie Howe ayaa xidigan Isak ku doortey abooda farsamo iyo gool dhalineed ee uu leeyahay xidigaan wuxuuna aaminsanyahay in uu noqon doono mid kooxdiisa laqabsandoono Alexander isak waa ciyaaryahan katirsan Kooxda newcastle .