Kooxda Arsenal gunners ayaa go aansatey in ay Amaah 12 bilood ah kudirto xidiga lacagaha rikoorka ah ugu fadhiya ee wadanka Ivoria coast ee Nicolas Pepe,
xidigaan pepe ayaa booska joogtada ah kawaayey macalinka Arsenal ee Arteta tan iyo markii loo magacaabay Kooxda Arsenal xidigaan ayaana haatan loogu gacan haatinooyaa dalka france kooxda kaciyaarta ee Nice,
Nicolas pepe ayaa Arsenal ugufadhiya lacag rikoor ah wayna sanadkii 2019 kalasoo wareegtey naadiga france ee lily aduun lacageed gaareyso 72 million oo pound ,
lakiin booskiisa ayaa shaki galay arteta ayaa xidigaan kadoorbida xidiga reer Brazil ee Martinelli kasoo qaab ciyaareed wanaagsan kusoo bandhigaaya kooxda Arsenal,
Arteta ayaana pepe uheynin boos maadaama ay kooxdiisu uu ku heysto xidigo badan oo garabka bidix kaciyaarikara wuxuuna haatan doonayaa badalka xidiga kasii socda ee pepe,
wuxuuna uarkaa petro Neto Ama Diaby oo ah xidigo dhanka weerarka bidix ka ciyaarikara ,
Nicolas pepe ayaana markale kulaaban doona wadanka france asigoo hore ugu soo ciyaarey lily haatana uu amaah ugu ciyaaridoona halsano oo amaah ah,
Nice ayaa horey ula soo wareegtey xidigii hore ee Arsenal waana Aaron Ramsey.