kooxda spurs ayaa guul ka gaartey kooxda wolves oo ku soo booqatey garoonka Tottenham 1:0 ciyaarta ayaa ku bilaabatey dardar xoogan oo ay sameenayeen labada naadi,
waxaa kheebtii hore lagu kala nastey barbaro 0:0 ah markii dib laysku soo laabtey dhabada dhinac ayaa sameeyey fursado badan oo goolal badan loo filan karey ,
daqiiqadii 64 Harry Kane ayaa Tottenham Hogaanka udhiibey kadib kooner ay kooxdiisu heshey gool madax ah ugu dhaliyey wuxuuna ciyaarta ka dhigay 1:0 laba kooxood Tottenham iyo wolvrs ayaa fursado bada oo ay ku dhalin kareen heleen ayaa usooto gali weeyday in ay dhaliyaan goolal kale Spurs waxaa fursado kaqasaariyey H Son iyo Richarlison sidoo kale waxaa fursado heley ayagana wolves lakiin aan ku helin goolka barbaraha ah ,
waxaa sidaasi kusoo dhamaatey sidaasi oo ay spurs guul dirqi ah kagaartry dhigeeda wolves hogaankana sidaasi kula wareegtey.