Kooxda Aston villa ayaa xiiseeneysa Xidiga difaaca ugu ciyaaro naaadiga Arsenal ee Rob Holdin oo ah 26 sano jir udhashay wadanka Engiriiska ,
macalin Steven Gerrard ayaa ka dhaawacnay Xidigooga suuqaan kaga soo biirey naadiga Sevillia waana Xidiga reer Brazil ee Deigo carlos oo Aston villa ku cusub ,
Diego Carlos ayaa Aston villa kadhaawacmay kulankii ay kooxdiisa Villa Guusha 2:1 ka aheed ay ka gaartey Everton Labo asbuuc kahor wuxuuna haatan raadinooyaa difaac cusub oo uu booskaasi kua boolo,
xidiga Rob Holding ayaa Arsenal kugu soo bilaawday labadii kulan ee ugu dambeeyey oo ay kooxdiisu Arsenal La ciyaartey Kooxaha Palace Leicester city oo uu ka soo muuqday keedka,
Rob Holding ayaa laga yaabaa in uu Aston villa kula biiro saaxiibkiisa oo suuqii sanadii hore sitoos looga iibiyey Colom Chambers ,
Lama oga in ay Gunners aqbali doonto xiisaha ay Aston Villa u muujisey Holdind walow aan haatan lashaacin qiimaha ay ku dooneyso xidigaan ,
Holding ayey Arsenal Kamaarantaa marka loo fiiriyo iney ay heestaan difaacyada Magalheas Saliba iyo White oo ah dooqada koobaad ee safka Arsenal walow uu yahay difaaca ku soo bilaaban doono hadii lawaayo xidigahaasi,
lakiin Steven Gerrard ayaa xiiso umuujinaayo Xidiga dalka England ee Rob Holding.