Dhibaatada dhanka suuqa ee man u ayaa sii socota kadib maekii uu burburey Heshiiskii ay manchester united ku dooneysay xidig khafka dhexe ee Juventus ayaa lasoo warinaayey in ay heshiyeen kooxaha Manchester iyo The old lady ayaa haatan soo baxaaya in uu burburay,
xidigaan 27 sano jirka ayaa Juventus aan boos kaheysan waxaana asbuucyadii lasoo dhaafey lala xiriirinaayey Kooxda Red devils oo aan ku jirin qaab ciyaareed Fiican ,
sababaha uu ku burburey Heshiiska ayaa lagu sheegay in ay tahay mushaarkiisa oo ah mid aad usareeya maadaama ay manchrster xidigo badan mishaaraad aad ubadan kaqaataan ,
tasoo sabab u ah burburka heshiiskii Andrian Rabiot ku imaan lahaa Garoonka masraxa Riyada wargeeska The Atlecico ayaa sheegaya in ay manchester udhaqaadi doonto badalka Rabiot xidiga 30 sano jirka ah ee Real madrid khadka dhexe kaga ciyaara ee Casemiro ,
si ay badal uga dhigaan fashilkii xidoga France ee Rabiot man u ayaa Andrian Ku dooneysay Lacag gaareysa 15 milan lakiin aboodi weysay in ay bixiyaan mishaarkiisa oo ah mid aad usareeya waxanya uweecandoontaa xidigo kale oo khadka dhexe ah Erik Tan hag ayaana kago,an in uu helo xidig aad ugu wanaagsan khalbada dhexe oo dhibaatada aad udaran kaheysata.