macalinka kooxda manchester united ee Erik ten Hag ayaa doonayo in uu kooxda chelsea kasoo qaato xidiga reer maroco ee Hakim Ziyech ,
xidigaan ayaa horey Erik Ten Hag kala soo shaqeeeyey Ajax oo uu macalin ugu ahaa lakiin Macalinka wadanka Holabd ayaa raba in uu xidigaan ku xaliyo dhibaatada heysata kooxdiisa manchester oo ladabii kulan ay horyaalka ciyaartey Guuldarooyin Garka loo galiyey,
macalin Ten Hag ayaana ku wareersan si ay haatan wax usocdaan maadaama kulamadii ay kooxdiisa ciyaartey laga badiyey wuxuna doonayaa xidigo cusub oo uu ku xalinkaro dhibaatada haatan dhexda kaga jirto man u,
Wuxuuna Bartilmaameedkiisa koobaad kadhiganooyaa Hakim Ziyech oo aan kooxda Blues boos joogto aan kaheysanin ,
Hakim Ziyech ayaa hore ugula soo shaqeeyey Ten Hag Kooxda Ajax kadib inta aanu ku biirin Chelsea 2020 lacag gaareysa 33 miliion xidigaan 29 sano jirka ah ayaa laga yaabaa inuu mar kale lamidoobo macalikiisa Erik Ten Hag.