kooxda chelsea ayaa qorsheeneysa lasoo saxiixashada xidiga aadka loo qiimeeyo ee uciyaara naadiga Everton waana xidiga kooxdaas ee Anthony Gordon ,
xidigaan 21 sano jirka ah udhashay wadanka Engiriiska ayaa qaab ciyaareed wanaagsan soo bandhigay sanadihii lasoo dhaafay ee uu kasoo muuqday safka Toffeeska ,
wuxuuna soo diitey indhaha macalinka Chelsea ee Thomas Tuchel kasoo doonaayo in uu kala soo dhaqaaqo kooxda Everton oo uu haatan ku sugan yahay ,
Chelsea ayaa xidigaan ku dooneysa lacag dhan 50 million oo gani iyo xidigo kale ee uu macalinka Everton kadoonaayo kooxdiisii hore ee Blues xidigaha kala ah Armando Broja Michy Batshuayi collum Hudson -odoi iyo Canor Gallagher midkood heshiiska lagu daridoono,
Si garoonka Stanford Bridge loo keeno dheemanka Everton uqaata n 10 kasoo qaab ciyaareed wanaagsan kusoo bandhigey garoonka Goodisan Park ,
Tuchel ayaa doonaayo in uu safkiisa nadiifiyo uuna kasaaro xidigaha aan loo arkin iney qorshihiisa ku jirin laga diro kooxda taa badalkeedna uu gacata kusoo dhigo xidiga lagama taabtaanka ka ah uu lasoo saxiixdo si uu ugu xoogiyo dhanka weereka ku xoojiyo,
Anthony Gordon ayaa Everton ka ah xidig muhiih ah marka laga tago Goolyaye Jordan Picford oo isagana safka koobaad ka ah naadiga Toffees ,
mala hubo in ay Everton aqbali doonto iyo in kale xiisaha ay Blues ka gudbisey Dheemankooda Gordon.