Waxaa weli socota xaflada ku dhawaaqosta natiijada doorashada Kenya, waxaa dhamaan la xirat goobaha ganacsi guud ahaan Kenya, iyagoo dadku ay isku uruursaden goobaha oesku yimaado iyo guryaha si ay u daawadan natiijada lagu dhawaaqi rabo, waxaa ila hada la ogeyn qofka noqon doona madaxweynaha Kenya, waxaana goobta ku sugan masax kala duwan oo ka timid dunida kuwaasi isha ku haaya natiijada doorashada
Related Posts
Add A Comment